Bogga Hore
|
Maqaalka Maanta

Gudniinka Fircooniga (Af Ingiriis: Female genital mutilation; Af Carabi: ختان الإناث) (sidoo kale loo yaqaano Fircooni) waa goynta meel ka mid ah xobinta taranka dumarka gaar ahaan Kintirka waa caado dhaqameed soo jireen ah ee ka jirta Soomaaliya.
Gudniinka waxa uu meesha ka saaraa qeyb ka mid aha xubinta taranka dumarka, sida macaga aa laga arko caadadaan waxay Soomaaliya ka soo gaartay faraaciintii, kuwaas uu gudi jiray gabdhaha inta ay yeryihiin.
Dalalka gudniinka laga sameeyo way ku kala duwanyihiin qaab gudniinka hadba dal, Soomaaliya waxaa la gudaa gabdhaha marka ay afar sano soo gaaraan, gudniinka waxaa loo adeegsadaa sakiin ama middii oo ay suuragal tahay in aan la nadiifin.
Caadadan waxaa soo bandhigtay Waris Diiriye, oo ah moodel caan ah ila markaana noqotay safiirka gaarka ah ee Sanduuqa Dadweynaha ee Qaramada Midoobay (1997-2003). Si waafaqsan dhaqanka Soomaalida ee maxalliga ah, iyada oo ilmo ah ayay hooyadeed ku samaysay Fircooniga. Sida lagu sheegay warbixin, inta u dhexeysa sideed ilaa toban milyan oo haween iyo gabdho ah oo ku nool Bariga Dhexe iyo Afrika ayaa halis ugu jira in lagu sameeyo gudniinka Fircooniga. Xitaa dalka Mareykanka, qiyaastii 10,000 oo gabdhood ayaa halis ugu jira.
Dhibaatooyin badan oo la ga la kulmo gudniinka fircooniga, sida dareenka qofka oo yeraada, caadada oo aan uga imaan si quman, dhalamada oo dhib ku ah iyo dhiigbax. (SII AQRI)
Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...
Ma Ogtahay...

- ... in Bisad (Sawirka), oo sidoo kale loo yaqaan Mukulaal, Yaanyuur ama Basho, ay tahay xayawaan yar oo gurijoog ah?
- ... in bisaddu ay cunto hilibka, caanaha iyo cuntooyinka kale ee dadku karsadaan?
- ... in bisaddu ay ka tirsan tahay Bahda Bisada, sida shabeelka, libaaxa iyo harimacadka?
- ... in bisaddu ay ka mid tahay naasleyda nuujisa ilmaheeda?
- ... in bisaddu ay tahay xayawaan deggan oo lagu dhaqdo guryo badan oo dunida ku yaal?
- ... in bisaddu ay ku nooshahay ku dhowaad dhammaan dalalka adduunka?
Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...
Taariikh

'Dhex kujir waa dal aan lahayn wax bad ah ama xeeb. Aduunka waxaa ku yaalla dalal gaaraaya 44 oo aan lahayn wax bad ah. Ethiopia waa tusaale caan ah oo dal dhex kujira oo aan lahayn bad. Waa dalka labaad ee ugu dadka badan Afrika ee aan lahayn marin badeed. Ethiopia waxay ku taal Geeska Afrika, waxaana ku wareegsan dalal leh xeebo sida: Djibouti, Somalia Eritrea
Taasi waxay ka dhigaysaa in Ethiopia ay si toos ah badda u geli karin, laakiin waxay isticmaashaa marinada dalalka deriska ah si ay u dhoofiso ama uga soo dhoofiso badeecadaha. tusaale ahaan, markii ay dal noqdeen Eratareya iyo Montenegro, waxaa loo aqoonsaday, dalalka Itoobiya iyo Serbia kuwo dhexkujir ah. sanadkaan aa ku jirno, badda waa muhiim, markii laga eego dhinaca dhaqaalaha, iyo kaluumeesiga (SII AQRI)
Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...
Maalintan

'Dhax kujir waa wadan oo laheen wax bad ah. aduunka waxaa ku yaalo, wadamo gaaraayo 44 oo badda ka xirantahay. dowladaha qaarkood kuwa u dhaw badda, waxaa dhacday in ee marki hore badda u furnaan jirtay. Laakinsa marka ee gobolo ka xoroobeen, ee ku soo baxeen, wadamo Dhax kujir ah. tusaale ahaan, xoreentii Eratareya iyo Montenegro, waxee u aqoonsadeen, wadamada Itoobiya iyo Serbia in ee badda arkin. sanadkaan aa ku jirno, badda waa muhiim, markii la fiiriyo, dhinaca dhaqaalaha, iyo kaluumeesiga (SII AQRI)
Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...
Sawirka Maanta
Maanta Oo Kale
Xusuusta dhacdooyinka maanta
Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :
Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan
|
|
|
Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia
Luuqadaha kale Wikibidhiya
Wikipedia-gan waxaa lagu qoray Af Soomaali. Wikipedia-yada kale ayaa diyaar ah; qaar ka mid ah kuwa ugu waaweyn ayaa hoos ku taxan.
-
1,000,000+ maqaalo
-
250,000+ maqaalo
-
10,000+ maqaalo

















